Daawo Qoyska Gabadhii Xubinta Taranka Xabada Lagaga Dhuftay Inta La Kufsaday Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadha oo Hada laga Dalooliyey Dhinaca Si Kaadiga Looga Sii Daayo Meel Kale Xili Ninkii Falkaa Xun Gaystay la Qariyey

0
Saturday November 04, 2017 - 19:13:48 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by Super Admin
  • Visits: 3802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Daawo Qoyska Gabadhii Xubinta Taranka Xabada Lagaga Dhuftay Inta La Kufsaday Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadha oo Hada laga Dalooliyey Dhinaca Si Kaadiga Looga Sii Daayo Meel Kale Xili Ninkii Falkaa Xun Gaystay la Qariyey

    Daawo Qoyska Gabadhii Xubinta Taranka Xabada Lagaga Dhuftay Inta La Kufsaday Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadha oo Hada laga Dalooliyey Dhinaca Si Kaadiga Looga Sii Daayo Meel Kale Xili Ninkii Falkaa Xun Gaystay la Qariyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Qoyska Gabadhii Xubinta Taranka Xabada Lagaga Dhuftay Inta La Kufsaday Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadha oo Hada laga Dalooliyey Dhinaca Si Kaadiga Looga Sii Daayo Meel Kale Xili Ninkii Falkaa Xun Gaystay la Qariyey


Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in la qabtay askari ka tirsan ciidamada Puntland oo fal naxdin leh kula kacay gabar ay wada socdeen.

 

Ciidamada Booliiska Puntland ayaa gacanta ku dhigay askarigan ah oo isku dayay inuu kufsado gabar lagu magacaabo Faa’iso Cabdi waa 16 jir ahayd ayna iska barteen baraha bulshada markii ay ugu tagtay magaalada Boosaaso oo uu ku sugnaa.

Askarigan ayaa isku daay inuu kufsado gabadha waxaana markii ay diiday u rasaas uga dhuftay xubinta taranka oo dhawac halis ah uu gaarsiiyay. Ninkan oo magaciisa lagu sheegay C/qaadir Warsame Ahmed (Sanka) ayaa falkan ku kacay 27 October 2017.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO