Daawo Wasiir Ka Tirsan Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Magaalada Burco Kaga Dhawaaqay SOMALIYA HA NOOLAATO Isagoo Hortaagan Kumaanan Ah Taageerayasha Xisbiga Kulmiye Iyo Sida Dareenkii Shacbigu Noqday

0
Wednesday October 25, 2017 - 22:41:58 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by Super Admin
  • Visits: 13105
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Wasiir Ka Tirsan Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Magaalada Burco Kaga Dhawaaqay SOMALIYA HA NOOLAATO Isagoo Hortaagan Kumaanan Ah Taageerayasha Xisbiga Kulmiye Iyo Sida Dareenkii Shacbigu Noqday

    Daawo Wasiir Ka Tirsan Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Magaalada Burco Kaga Dhawaaqay SOMALIYA HA NOOLAATO Isagoo Hortaagan Kumaanan Ah Taageerayasha Xisbiga Kulmiye Iyo Sida Dareenkii Shacbigu Noqday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Wasiir Ka Tirsan Xukumada Madaxweyne Siilanyo Oo Magaalada Burco Kaga Dhawaaqay SOMALIYA HA NOOLAATO Isagoo Hortaagan Kumaanan Ah Taageerayasha Xisbiga Kulmiye Iyo Sida Dareenkii Shacbigu Noqday

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta ee Somaliland oo saaka Warbaahinta kula hadlayey magaalada Burco ayaa ku dhowaaqay Hal mar ” SOOMAALIYA HA NOOLAATO ” . Waxaana intaasi kadib ku qayliyey dad shacab ah isagoo ku badalay Kulmiye ha guulaysto Somaliland ha Noolaato.

Arinta Xiisaha iyo Xamaasada u yeeshay Hadalkan ayaa Noqotay iyadoo Xisbiga Kulmiye oo Wasiirku ka tirsan yahay ay C.raxmaan Cirro ku eedeeyeen Dawladda Soomaaliya





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO