DAAWO MUUQAAL: Culimada Soomaalida oo Qaylo Dhaan Ka Soo Saaray Dabaal-Dega Sanadka Cusub, Kuna Sifeeyay Gaal-nimo Cad (VEDEO)

0
Saturday December 24, 2016 - 18:32:04 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 2099
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO MUUQAAL: Culimada Soomaalida oo Qaylo Dhaan Ka Soo Saaray Dabaal-Dega Sanadka Cusub, Kuna Sifeeyay Gaal-nimo Cad (VEDEO)

    Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka digay u dabaal degida Ciidda Kiristanka,ee laga yaabo in meelo badan oo ka tirsan dhulalka Muslimiinta si qarsoodi ah looga xuso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Culimaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka digay u dabaal degida Ciidda Kiristanka,ee laga yaabo in meelo badan oo ka tirsan dhulalka Muslimiinta si qarsoodi ah looga xuso

Sanadka cuusb ee 2017-ka ayaa looga dabaal degayaa meelo badan oo caalamka ka tirsan,iyadoo Gaalada ay u tahay ciida oo ay iney weyneeyaan tahay.



Waxaa laga cabsi qabaa macquulna ah in qeybo ka mid ah dhulalka Soomalida laga xuso Ciida Kirishtanka ama sanadka cusub,sida Culimada ay ka digeen.






Waxaa jira Hotelo ku yaalo magaalada Muqdisho,kuwaasi oo laga xuso sanadka cusub,waxaana lagu soo dhaweeyaa waxyaabo ka hor imaanaya Diinta islaamka,sida Heeso lagu laray Music.

Culimada Soomaaliyed ayaa ugu baaqay Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Somaliyeed iney arintaasi ka fogaadaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo