Daawo Sida Loo Dilay Ninkii ka dambeeyay weerarkii Berlin oo Taliyaaniga lagu Dilay Xili Caalamkuba Raacdo Ugu Jiray VEDEO

0
Friday December 23, 2016 - 20:45:28 in Wararkii u danbeeyay by
  • Visits: 5409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sida Loo Dilay Ninkii ka dambeeyay weerarkii Berlin oo Taliyaaniga lagu Dilay Xili Caalamkuba Raacdo Ugu Jiray VEDEO

    Ciidamada Booliska dalka Talyaaniga ayaa toogasho ku dilay Anis Amri oo ahaa ninkii lagu tuhunsanaa weerarkii gaariga xamuulka ah e lagu qaaday Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska dalka Talyaaniga ayaa toogasho ku dilay Anis Amri oo ahaa ninkii lagu tuhunsanaa weerarkii gaariga xamuulka ah e lagu qaaday Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.

Boolisku waxaa ay sheegeen in sawirka faraha ee laga qaaday ninkaasi ay islahaadeen kuwii laga helay iisteerinka gaariga xamuulka ah ee lala dhexgalay dadkii ka dukaameeysanayey suuqa diinta masiixiga iydoo oo lagu dilay 12 ruux 48 kalena ay ku dhaawacmeen .








Wasiirka arrimaha gudaha, Marco Minniti, ayaa sheegay Amri in ay boolisku ku dileen magaalada Milano subaxnimadii hore.

Dhinaca kale, Xeer ilaaliyaha dowlada Jarmalka ayaa sheegay in xukuumadu ay iksu dayeeyso sidii ay u heli lahayd hadii ay jirto shabakad isku xiran oo gacan siisay in Amri uu u fakado dalka Talyaaniga .

Indho shareerka oo "laga mamnuucayo" Jarmalka

Ninkii ka dambeeyay weerarkii Berlin oo Taliyaaniga lagu dilay

Xeer ilaaliyaha Peter Frank ay asheegay in ay baarayaan in hubka uu ku isticmaalay magaalada Berlin iyo kan uu ku isticmaaly magadalada Milano u yahay mi isksu mid ah.

Si kastaba ha ahaatee, afahayeen u hadlay hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegay inay kala hadli doonto Madaxweynaha Tuuniisiya dib u noqoshada dadka laga diiday dalabkooda ay ku doonayeen in magangalyo lagu siiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo