Daawo Muqaalka Abdirahman Faroole Oo Qaylo Ooda Ka Qaaday Puntland Waxaa Qabsaday Dagaal Oogayaal Cusub Xili Dagaal Sucub Ka Curtay Gaalkacayo VEDEO

0
Friday December 23, 2016 - 19:16:13 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 3880
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaalka Abdirahman Faroole Oo Qaylo Ooda Ka Qaaday Puntland Waxaa Qabsaday Dagaal Oogayaal Cusub Xili Dagaal Sucub Ka Curtay Gaalkacayo VEDEO

    C.raxmaan Faroole Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole ayaa si adag uga hadlay Arimaha Doorashooyinka Soomaaliya iyo Musuq Maasuqa, Sidoo kalana Wuxuu taageero u muujiyey Digniintii kasoo baxday Beesha Caalamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C.raxmaan Faroole Madaxwaynihii hore ee maamulka Puntland C.raxmaan Faroole ayaa si adag uga hadlay Arimaha Doorashooyinka Soomaaliya iyo Musuq Maasuqa, Sidoo kalana Wuxuu taageero u muujiyey Digniintii kasoo baxday Beesha Caalamka. Dhinaca kale C.raxmaan Faroole ayaa ka dayriyey xaalada maamulka Puntland, Wuxuuna sheegay inay Hada maamulka Qabsadeen dagaal Oogeyaal Cusub, Wuxuuna sheegay inay Colaado dhiig badan ku daatay iyo Dhaqaalihiina ku burburay laga Furay Gaalkacyo, Sidoo kalana wuxuu ka hadlay dilalka Qorshaysan ee ka dhacay Boosaaso iyo Ciidamada ka dagaalamaya Qandala iyo Galgala, Wuxuuna Madaxda Puntland ku eedeeyay inay Xamar Fadhiyaan Xiligan.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo