DAAWO MUUQAAL: Galmudug iyo Puntland oo Maanta ku dagaalamay Gaalkacyo iyo Khasaare ka dhashay dagaalka (Daawo)

0
Friday December 23, 2016 - 18:58:13 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 5808
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO MUUQAAL: Galmudug iyo Puntland oo Maanta ku dagaalamay Gaalkacyo iyo Khasaare ka dhashay dagaalka (Daawo)

    Gaalkacyo (ALJ) Saddex Qof ayaa ku geeriyootay, Toddoba kalene way ku dhaawacmeen Dagaal magaalada Gaalkacyo ku dhax martay ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland, Waxaana socda dadaallo nabaded oo xal looga gaarayo dagaalladi u dhaxeeyay labada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaalkacyo (ALJ) Saddex Qof ayaa ku geeriyootay, Toddoba kalene way ku dhaawacmeen Dagaal magaalada Gaalkacyo ku dhax martay ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland, Waxaana socda dadaallo nabaded oo xal looga gaarayo dagaalladi u dhaxeeyay labada maamul ee gobalka ka Arrimiya.



Dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca uu gaaray ayaa isugu jiray labada ciidan ee dagaalamay iyo dad rayid ah oo rasaastu ay xafadahooda ku haleeshay.

Xaaladda ayaa hada degan, mana jiraan wax rasaas ah oo ka dhacaysa magaalada, balse dadka Gaalkacyo ayaa ku warramaya inay weli taagan tahay xiisaddii u dhaxeysay labada dhinac, maadaama ay magaalada kala xidhaan tahay.






Ciidamada kala taabacsan Galmudug iyo Puntland ayaa marar badan horey ugu dagaalamay magaalada Gaalkacyo oo ay kala degaan labadeeda dhinac ee Koonur iyo Waqooyi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo