Wadamada Yurub Oo Sheegay Inay Ku Yaratay Dhalmadu Haweenkooda Taas Oo Keentay In Koritaanka Bulshadu Hoos U Dhacay Iyo Sababta Oo Daboolka Laga Qaaday Mudo Dheer Ooy Huursanayd Ka Dib

0
Wednesday January 11, 2017 - 22:14:31 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 8282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadamada Yurub Oo Sheegay Inay Ku Yaratay Dhalmadu Haweenkooda Taas Oo Keentay In Koritaanka Bulshadu Hoos U Dhacay Iyo Sababta Oo Daboolka Laga Qaaday Mudo Dheer Ooy Huursanayd Ka Dib

    Dumarka ku nool Yrub ayaa yeelanaya ilmo yar , gaar haan kuwa ku nool koonfurta Yurub ayay sheegtay warbixin uu soo saaray Faransiiska.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dumarka ku nool Yrub ayaa yeelanaya ilmo yar , gaar haan kuwa ku nool koonfurta Yurub ayay sheegtay warbixin uu soo saaray Faransiiska.


Inka badan 20% dumarkii dhasay 1970- yadii ayaa ah ilmo la'aan ahaan kara, marka la barbar dhogo 15% waqooyiga Yurub iyo 18% galbeedka Yurub.

Sababaha ay ka midka yihiin suuqyada shaqada iyo shaqooyinka oo aan lahayn siyaasado u fiican dadka reerka leh ayaa ugu sabab ah ilmo la'aanta kordhaysa








Laakiin warbixinta ayaa sheegtay in ilmo la'aanta ay sidoo kale aad u badnayd hal qarni ka hor.

17-25% dumarka dhashay tobankii sano ee ugu horeeyay qarnigii 20-naad ayaa ahaa ilmo la'aan. Sababaha ayaa waxaa ka mid ahaa niman badan oo ku dhintay dagaalkii koowaad ee adduunka, saamayntii hoos u dhacii dhaqaale ee xumaa ee 1929 iyo dhalinyaro niman ah oo waddamada saboolka.





Dumar yar ayaa qorsheeya inaysan ilmo dhalin, laakiin xaalada ay ku jiraan darteed ayay dib u dhigtaan inay ilmo dhalaan kadibna waqtiga ayaa ku dhamaada.

Ilmo la 'aanta ayaa sidoo kale sii kordhi doonta bartama iyo bariga Yurub ayay warbixinta sheegtay



Source Bbc Somali



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo