Daawo Inta badan Musharraxinta u tartameysa Xilka Madaxtinimo ee Somaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho Soonay Saaray Goaano Cusub VEDEO

0
Wednesday January 11, 2017 - 20:03:52 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 7343
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Daawo Inta badan Musharraxinta u tartameysa Xilka Madaxtinimo ee Somaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho Soonay Saaray Goaano Cusub VEDEO

    Muqdisho (ALJ) Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Mushariixinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (ALJ) Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Mushariixinta u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Maxamed C.laahi Farmaajo oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in madaxwayne Xasan sheekh uu Hareer maray Howlihii uu balan qaaday, Wuxuuna sheegay in Hantidii Dawlada loo adeegsanayo Doorashada, Iyadoo Ciidankii iyo Shaqaalihii Dawladu aysan Mushahar qaadan.





Cali Maxamed Geedi oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in Fashil xoogan ay Soomaaliya Food saartay Afartii sano ee lasoo dhaafay, Wuxuuna Umada Soomaaliyeed ugu baaqay inayna Hantidooda iska gelin Goobaha dadwaynaha ee laga iibiyey.

Ugu Danbayntii Waxay soo saareen Go’aano ka kooban Kulamadii u socday Mushariixin gaadhaya 18 oo la baxay Isbadal doonka Soomaaliya.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo