Dhegayso Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Guuleed oo Gaadhay Cadaado, Iyo Waxa Dhacay , Ciidan Qabsaday Goobo Muhiim ah & Waraysi uu bixiyey

0
Wednesday January 11, 2017 - 19:30:58 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 3577
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhegayso Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Guuleed oo Gaadhay Cadaado, Iyo Waxa Dhacay , Ciidan Qabsaday Goobo Muhiim ah & Waraysi uu bixiyey

    Cadaado (ALJ) Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Shalay ay Kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cadaado (ALJ) Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Shalay ay Kalsoonida kala noqdeen Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Cadaado ayaa waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay dad aad u badan,waxaana loo soo dhaweeyay si aan horay loogu soo dhaweyn Cadaado.



Magaalada cadaado waxaa sidoo kale Maanta ka dhacay Magaalada Banaanbax lagu Taageerayo Go’aankii Baarlamaanka, Sidoo kalana maamulka Galmudug  ayaa ciidamo ku Daadshay Goobo Muhiim ah.





C.kariim Guuleed ayaa waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Sida uu uga soo Horjeedo Go’aankii Kasoo baxay Baarlamaanka Galmudug ee Xilka qaaday, Wuxuuna sidoo kale ka hadlay dadka ka danbeeya.

 

Wuxuu sheegay in laga soo Abaabulay Banaanka Galmudug, iyadoona uu soo jeediyey in Sharciga waafaqsan loo Maro Qaabka Sharciga ah .








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo