Doon Habeen Hore Xoolo Ka Qaaday Dekada Magaalada Berbera oo Manta Barqadii Degtay Iyo Wararka Soo Baxaya

0
Wednesday January 11, 2017 - 19:02:04 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 4713
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doon Habeen Hore Xoolo Ka Qaaday Dekada Magaalada Berbera oo Manta Barqadii Degtay Iyo Wararka Soo Baxaya

    Doon Siday Lo ay Ka Qaaday Dekada Berbera Ayaa Maanta Barqadii Ku Degtay Meel U dhaw Dekada Salaala Ee Dalka Cumaan,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

Doon Siday Lo ay Ka Qaaday Dekada Berbera Ayaa Maanta Barqadii Ku Degtay Meel U dhaw Dekada Salaala Ee Dalka Cumaan,


Doontan oo Habeen Hore ka Shiraaqatay Dekada Berbera 09/01/2017 Oo Siday 580 Dibi iyo 15 Qof oo u Dhashay Wadanka Hindiya Ayaa Ku Degtay Badwaynta u Dhaw Dekada salaala ee wadanka Cumaan





Warkan Oo Aanu Ka Helnay Ganacsadae abdiraxmaan Maxamed Xusseen Shidaar Ayaa Intaa Ku daray In Dhamaanba La Badbaadiyay Shaqaalihii Doontaa oo u Dhasahya Wadanka Hindiya,






Doontan Degtay Ayaa Magaceedu Ahaa AL AXMADIYA Waxaana Lahaa Ilma Shanle oo Xaruntoodu Tahay Boosaaso Putland, Waxaana U wakiil Ahaa Xafiiska TAMARTA SHIPING Ee Berbera



Xiligan Aya Bada wax ka Dhaca dabaylaha loo yaqaano NUJUBKA oo Kasoo Kaca Bada Hoosteeda Inta badana Haliis Ayaay galisaa Doonyaha waawayn ee Bada Maraya,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo