Daawo WARAYSI : Wiilkii ku Noolaa Xerada Qaxootiga Kenya ee Noqday Xildhibaan ka Tirsan Dawladda Somalia (VEDEO)

0
Tuesday January 10, 2017 - 23:31:21 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 3048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo WARAYSI : Wiilkii ku Noolaa Xerada Qaxootiga Kenya ee Noqday Xildhibaan ka Tirsan Dawladda Somalia (VEDEO)

    Muqdisho (ALJ) Wiilkan oo lagu Magacaabo Cabdulaahi Sheekh Cabaas oo 31 jir ah ayaa waxa uu dalka Kenya tegey Isaga oo 6-sano jir ah markii dalka Soomaaliya ay ka bilaawdeen dagaaladii sokeeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho (ALJ) Wiilkan oo lagu Magacaabo Cabdulaahi Sheekh Cabaas oo 31 jir ah ayaa waxa uu dalka Kenya tegey Isaga oo 6-sano jir ah markii dalka Soomaaliya ay ka bilaawdeen dagaaladii sokeeye.

Cabdulaahi ayaa dugsiga hoose iyo kan dhexe ku dhigtay kaamka qaxootiga ee Dhadhaab, waxana uu Jaamacad kaga soo baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Cabdulaahi Sheekh Cabaas ayaa sheegay inuu dalka Soomaaliya ku soo laabtay sanadkii 2011, iyadoo markaasi dalka ay ka jirtay abaar aad u daran oo dad iyo duunyaba galaafatay.










Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo