Dowladda Canada Oo Nin Soomali ah u magacawday Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha

0
Tuesday January 10, 2017 - 21:28:28 in Wararkii u danbeeyay by
  • Visits: 5023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Canada Oo Nin Soomali ah u magacawday Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha

    Ahmed Hussein oo dhalasha ahaan kasoo jeeda Somalia ayaa loo magacaabay Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Canada, Ahmed waa Looyar iyo Siyaasi hadana wuxuu kamid yahay xillibaanada Baarlamanka Canada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ahmed Hussein oo dhalasha ahaan kasoo jeeda Somalia ayaa loo magacaabay Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Canada, Ahmed waa Looyar iyo Siyaasi hadana wuxuu kamid yahay xillibaanada Baarlamanka Canada. Dowladda Canada ayaa wiil Soomali ah u magacawday Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha   Arinta Ayaa wax Weyn U Ah Somalida Ku Nool Wadanka Canada Iyadoo Qaxootiga Iyo Sharci Bixintu Hoos Imanayso Wasaaradiisa 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo