Dhegayso : Sarkaal Shabaab Ah oo Isku dhiibay Degaanada Gobolka Gedo

0
Tuesday January 10, 2017 - 20:57:02 in Wararkii u danbeeyay by
  • Visits: 4071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhegayso : Sarkaal Shabaab Ah oo Isku dhiibay Degaanada Gobolka Gedo

    Sarkaal hore uga tirsanaa ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu isku soo dhiibay mas'uuliyiinta Gobolka Gedo ee dawladda Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sarkaal hore uga tirsanaa ururka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu isku soo dhiibay mas'uuliyiinta Gobolka Gedo ee dawladda Soomaaliya.


Xubintan ka tirsan Al-Shabab ee isa soo dhiibay ayaa la sheegay inuu hore mas’uul uga ahaa Garbahaarey xilligii ay ka talin jireen Al-Shabab.




Sarkaalkan ayaa waxaa magaciisa Maxamed Cabdullaahi Xaashi Ciiro.

Cismaan Nuur Xaaji Macalimow oo ah guddoomiye ku xigeenak gobolka Gedo ayaa VOA u sheegay in ninka uu isa soo dhiibay kadib markii ay ballanqaadeen in xubnaha kasoo goosta Shabaab lasoo dhoweynayo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo