Ka Bogo Kaftan Culus Iyo Hadalo Dhex Maray Sir Mo Farah iyo Tobabaraha Naadiga Arsinal Arsene Wenger Oo Tobabar Wada Qaatay +Sawiro

0
Saturday January 07, 2017 - 02:58:03 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 5285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ka Bogo Kaftan Culus Iyo Hadalo Dhex Maray Sir Mo Farah iyo Tobabaraha Naadiga Arsinal Arsene Wenger Oo Tobabar Wada Qaatay +Sawiro

    Cayaaryahanka Soomaaliyeed ee u orda dalka UK Sir Mo Farah oo ka mid ah taageerayaasha Naadiga Arsenal ayaa Khamiistii waxa uu booqday Garoonka Tababarka Naadiga uu Taageero ee Arsenal halkaa oo ay ku kulmeen Cayaartoyda iyo Macalin Arsene Wenger.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cayaaryahanka Soomaaliyeed ee u orda dalka UK Sir Mo Farah oo ka mid ah taageerayaasha Naadiga Arsenal ayaa Khamiistii waxa uu booqday Garoonka Tababarka Naadiga uu Taageero ee Arsenal halkaa oo ay ku kulmeen Cayaartoyda iyo Macalin Arsene Wenger.

Sir Mo Farah oo dhawaan Boqortootada England siiyeen Jaa isada (Sir) ayaa lakulmay Macalinka Arsene Wenger waxaana labada Nin dhex maray kaftan kadib markii Mo Farah ku yiri Wenger Sanadkaan kuma qanceyno wax kayar Horyaalka waxaana Macalinka France ugu Jawaabay haa waa qaadeynaa balse adigu dheel waxaa nagu yar Cayaartoyda Orodka badan.





Xidiga Orodyahanka ah ayaa waqti laqaatay Naadiga Arsenal waxaana uu si gaar ah ula kulmay Weeraryahanka dalka England ee Danny Welbeck kaas oo uu ugu hambalyeeyey ku soo laabshadiisa tababarka kooxda.

1

da.

1 2 3 4 5 6 7 8  10 11

 


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo