Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qaska Iyo Qabyaalada Xisbiyada Somaliland Bilaabeen Waxaynu Noqonay Reer Miyi Bilaa Akhlaaq Reer Awaqooyiga Aqoon ayaa Lagu Tuhmi jiray, Waxaan Maqlayaa Subeer-awal iyo Garxajis,

0
Thursday January 05, 2017 - 15:44:48 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 6690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Daawo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Qaska Iyo Qabyaalada Xisbiyada Somaliland Bilaabeen Waxaynu Noqonay Reer Miyi Bilaa Akhlaaq Reer Awaqooyiga Aqoon ayaa Lagu Tuhmi jiray, Waxaan Maqlayaa Subeer-awal iyo Garxajis,

    Hargaysa (ALJ) Waxaa magaalada Hargeisa kusoo noqday Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna ugu horayn ka hadlay Kulamadii ay Adis-ababa kula yeesheen madaxda khaatumo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (ALJ) Waxaa magaalada Hargeisa kusoo noqday Faysal Cali Waraabe, Wuxuuna ugu horayn ka hadlay Kulamadii ay Adis-ababa kula yeesheen madaxda khaatumo

Maalinba maalinta ka danbaysa waynu sii Fool Xumaanaynaa, Muuse Biixi oo ah Gudoomiye Xisbi ayaa Wasiiradii daba Socdaan, Waa inay Xilka iska Wareejiyaan Wasiiradu.” Ayuu yidhi Faysal.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Arinta Qabyaalada oo Faraba’an ku haysa, Wuxuuna sheegay inay Ceebaysan yihiin, Wuxuuna Saxaafada usoo Jeediyey inaysan Duubin "Waxaynu Noqonay Reer Miyi Bilaa Akhlaaq ah, Reer Awaqooyiga Aqoon ayaa Lagu Tuhmi jiray, Waxaan Maqlayaa Subeer-awal iyo Garxajis, " Ayuu yidhi.


















Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo