DAAWO LA YAABKA: Boqorada Sweden oo sheegtay in Guriga Boqortooyada U La Degan Yahay Jin Iyo Shayaadiin iyo waxay kala kulanto

0
Thursday January 05, 2017 - 15:30:20 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 5563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO LA YAABKA: Boqorada Sweden oo sheegtay in Guriga Boqortooyada U La Degan Yahay Jin Iyo Shayaadiin iyo waxay kala kulanto

    Boqorada Sweden Silvia ayaa aaminsan in guriga Boqortooyada ay joogaan jiniyo sida uu sheegay dekumantari laga sameeyay oo telefishinka laga sii daynayo maalinta khamiista, Waxay sheegtay inay la degan tahay guriga boqortooyada ee Drottningholm "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqorada Sweden Silvia ayaa aaminsan in guriga Boqortooyada ay joogaan jiniyo sida uu sheegay dekumantari laga sameeyay oo telefishinka laga sii daynayo maalinta khamiista, Waxay sheegtay inay la degan tahay guriga boqortooyada ee Drottningholm "saxiibo jini ah ah." "Waa wax fiican. Laakiin cabsi ma jirto" ayay sheegtay.

Guriga oo u dhow Stockholm oo la dhisay qarnigii 17-aad, ayaa waxaa degan boqorada iyo ninkeeda boqorka Carl XVI Gustaf. Dokumentariga Drottningholm, guriga boqortooyada, waxaa sameeyay telefishinka Sweden ee SVT. "Mararka qaarkood waxaad dareemaysaa inaadan kaligaa ahayn” ayay boqorada u sheegtay filin qaadayaasha, iyadoo ku adkaysanaysa in shayaadinta la nool ay yihiin "saaxiibo fiican”.







Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo