"Cidna Ka Habaran Meyno , Danta Qarankana Bari Iyo Maanta ba Waanu U Baxeynaa" Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani

0
Saturday December 17, 2016 - 20:57:14 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 822
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cidna Ka Habaran Meyno , Danta Qarankana Bari Iyo Maanta ba Waanu U Baxeynaa" Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani

    Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Amb Maxamed Cali Cabdi waxaa uu ku hanjabey in aanu cidna kaga habaran doonin u adeegista danta qaranka isla markaanta danta qaranka ay bari iyo maanta ba u bixi doonan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Amb Maxamed Cali Cabdi waxaa uu ku hanjabey in aanu cidna kaga habaran doonin u adeegista danta qaranka isla markaanta danta qaranka ay bari iyo maanta ba u bixi doonan
Sidoo Kale Amp. Maxamed Cali Cabdi waxaa uu meesha ka saaray in aanay waftigii uu ka mid ahaa dalka Kenya u tagin Inqilaab qaabka wax loo inqilaabadana aanay aheyn sidaasi .

Musharaxu waxaa uu dhanka kale xukuumada Somaliland ugu baaqay in aanay dhib u arkin waxii wanaag ah iyo harumar ah ee ay dalka u soo qabtaan balse waxaa uu u soo jeediyey in ay ku bogaadiyaan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo