"Qaar Baa Odhan Jiray Markaan Dawlada Joogay Xirsi Awood Buu Leeyahay , Waar Maanta Hadii Aanu Awoodii Idiin Dhiibney Dee Ku Shaqeeya " Hogaamiye Xirsi

0
Saturday December 17, 2016 - 20:57:13 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Qaar Baa Odhan Jiray Markaan Dawlada Joogay Xirsi Awood Buu Leeyahay , Waar Maanta Hadii Aanu Awoodii Idiin Dhiibney Dee Ku Shaqeeya " Hogaamiye Xirsi

    Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu masuulyiinta xilalka ka haya xukuumada ugu baaqay in ay xilaalkaasi qaranka ugu shaqeyaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu masuulyiinta xilalka ka haya xukuumada ugu baaqay in ay xilaalkaasi qaranka ugu shaqeyaan
"Markii aan dawlada ku jiray qaar baa waxaa ay odhan jireen Xirsi awood buu leeyahay oo Power buu hayaa , waar maanta hadii aanu awood idiin dhiibney ninkii loo dhiiboo dee ku shaqee" ayuu yidhi Hogaamiye Xirsi

Sidoo Kale Xirsi Cali Xaaji Xassan waxaa uu ka war bixiyey waftigii xisbiga Waddani ee safarka ku tagay dalka Kenya oo uu ka mid ahaa waxaana uu sheegay in ay xaq u leeyihiin in ay dadkooda waxii ay u qaban karaan isla markaana ay halkaasi u tageen sidii ay aawimo ugu soo heli lahayeen dadka ay abaaruhu sameyeen .

Dhinca kale Hogaamiye Xirsi waxaa uu sheegay in dawalda Sucuudiga kala hadleen sidii loo fasaxi lahaa xoolihii loo dhoofin jiray oo ay hakad galiyeen


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo