Mo Farax oo lagu Daray Diiwaanka Halyeeyada Wadanka UK Sidaana Ku Galay Diwaanka Haldoorka Taarikeed Ee Liiska Boqorada Riyo Rumawday

0
Saturday December 31, 2016 - 19:37:14 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 5666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mo Farax oo lagu Daray Diiwaanka Halyeeyada Wadanka UK Sidaana Ku Galay Diwaanka Haldoorka Taarikeed Ee Liiska Boqorada Riyo Rumawday

    Mo Farax ayaa ku guuleystay bilado badan oo dahab ah kuwaas ayaana sabab u ah in lagu daro diiwaanka boqoradda UK ee dadka la sharfay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sorry: It seems that you don't have flash PlayerGet the Flash Player hereWith out flash Player you cannot watch our videos.

Mo Farax ayaa ku guuleystay bilado badan oo dahab ah kuwaas ayaana sabab u ah in lagu daro diiwaanka boqoradda UK ee dadka la sharfay.

Waa riyo u rumowday Mo Farax oo uu doonayay muddo, sida ay sheegayaan dadka ku dhow.

biladaha uu ku guuleystay Mo Farax
Image captionbiladaha uu ku guuleystay Mo Farax

Mo Farax oo 33 sano jir ah, wuxuu helay laba billadood oo dahab ah oo isku xiga tartankii Rio, taas oo ahayd guushiisii afaraad ee dahabka.

Wuxuu noqday qofka labaad ee keli ah ee dahab ka qaata tartamada Olimbikada ee 5,000m iyo 10,000m.

In la sharfo waxay uga dhigan tahay inuu safarkii dheeraa ee uu u maray uu soo afjaray Mor Farax.

Orod yahankan ayaa asigoo sideed sano jir ah galay dalka Britain, wuxuuna ka tagay Soomaaliya.

"Dibu milicsiga wiilkii yaraa ee Soomaaliya ka yimi ee halkan imaaday, kaas oo aan erey English ah aqoon, ma saadaalin karin lahayd inaan maanta meeshaan joogaayo. Waa riyo rumowday," ayuu yiri Mo Farax.



Source BBC









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo