Daawo: Madaxwayne Xasan sheekh oo sharaxay Waxqabadkiisa iyo wuxuu ka Yeeli Doono Somaliland Oo Diiday Midnimadii U Waday Intii U Xukunka Hayey VEDEO

0
Thursday December 29, 2016 - 21:15:02 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 7389
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxwayne Xasan sheekh oo sharaxay Waxqabadkiisa iyo wuxuu ka Yeeli Doono Somaliland Oo Diiday Midnimadii U Waday Intii U Xukunka Hayey VEDEO

    Daawo: Madaxwayne Xasan sheekh oo sharaxay Waxqabadkiisa iyo wuxuu ka yeeli doono Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: Madaxwayne Xasan sheekh oo sharaxay Waxqabadkiisa iyo wuxuu ka yeeli doono Somaliland

Madaxwayne Xasan ayaa Xusay Dhismaha Ciidamada iyo Daryeelkooda, Mushaharka ay Dawladdu Bixiso, Arimaha Diblumaasiyada Caalamka ee Somalia soo Ceshatay Iyo Arinta Badda Soomaaliya.








Ugu danbayntii Xasan sheekh Maxamuud ayaa Waxqabadka Dawladiisa wuxuu daray Arimaha Midnimada Soomaaliya, Wuxuuna Sheegay in Somaliland ay ku Qancin doonaan Midnimada dalka, iyadoona uu sheegay inay Horey u dhaceen dhibaatooyin, Balse laga daawayn doono.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo