Wax ka baro xanuunka xiiqda WQ DR Saydid Cali Cabdi Ismaciil

0
Monday June 03, 2019 - 01:31:29 in XULASHADA by M Ayaanle
  • Visits: 195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax ka baro xanuunka xiiqda WQ DR Saydid Cali Cabdi Ismaciil

    Xiiqdu wa xanuun ku dhaca sambabada kaasi oo saameeya dadka da kastoo ay jiraan sidaa caruurta dhalinyarada iyo dadka waawaynba waxaana lagu tiriyaa xanuunada ay keento xaasaasiyadu { allergic disease }

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiiqdu wa xanuun ku dhaca sambabada kaasi oo saameeya dadka da kastoo ay jiraan sidaa caruurta dhalinyarada iyo dadka waawaynba waxaana lagu tiriyaa xanuunada ay keento xaasaasiyadu { allergic disease }

Waa maxay calaamadaha lagu garto xiiqda

Calaamadaha lagu garto xanuunka xiiqdu way badanyihin waana lagu kala duwanaan karaa waxaana ka mida

vQufac qalalan

vNaqaska o qofka qabta

vCulays oo qofku ka dareemo laabta

vCod foodhi oo kala ah o laga maqlo sambabada

Maxaa kiciya xiiqda

Xiiqda waxaa kiciya waxyaalo dhawr ah kuwaasi oo qofku marku la kulmo uu dareemo xanuunka xiiqda ama waxa afka qalaad lagu dhaho {asthma attack} waxaana ka mida

vQiiqa

vBaarafuunada kala duwan

vXayawanada guryaha jooga qaar ka mida

vIsbedelka cimilida khaasatan xilliyada roobka

vXanuunada ku dhaca marinka hawada sida hergabka

vCuntooyinka qaar ka mida

vSigaaarka

vJimicsiga

vDawooyinka qaar ka mida

Maxaa lagu ogaadaa xanuunka xiiqda

Xiiqda waxyaabaha lagu ogaado waxaa ka mida

·Waraysi laga qaado qofka bukaanka ah

·Baadhitaan lagu sameeyo bukaanka{physical examination}

·Shaybaadho laga qaado bukaanka

·Sawir la saaro sambabada{ xray }

Maxa lagu daweeya xanuunka xiiqda

Xanuunka xiiqdu wuxuu maraa marxalado dhawr ah kuwaasi oo u baahan in lala socdo hadii aan si fcn looga hortagina keeni karta inay ka yimadaan dhibaatoyin farabadan oo saamayn kara nolosha bukaanka waxyaalaha lagu daweeyo xanuunka waxaa ka mida

·Dawooyin{ albuterol,theophylline corticosteroids etc}

·Oxygen

·In laga saaro xaaladaha kicinaya xiiqda een kor kusoo sheegnay

Fiiro gaar ah : waxaa muhiima inuu qofku la socdo xaaladisa iskana ilaaliyo waxyaabaha keeni kara inuu xanuunku saameyo{ trigerring factors }

Fadlan hoos noogu reeb mawduuca xiga eed jeclaan lahayd inan kusoo gudbino

WQ DR SAYID CALI ISMACIIL




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO