Qoyska Reer Cawaale Dudub Waxa ay Ka Tacsiyadaynayaan Ilma Xuseen Ceelaabe Geerida ku Timid Aabohood Xuseen Ceelaabe Faahiye.....

0
Friday May 24, 2019 - 01:18:54 in WARAYSIYO by . .
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoyska Reer Cawaale Dudub Waxa ay Ka Tacsiyadaynayaan Ilma Xuseen Ceelaabe Geerida ku Timid Aabohood Xuseen Ceelaabe Faahiye.....

    Qoyska Reer Cawaale Dudub Waxa ay Ka Tacsiyadaynayaan Ilma Xuseen Ceelaabe Geerida ku Timid Aabohood Xuseen Ceelaabe Faahiye.....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoyska Reer Cawaale Dudub Waxa ay Ka Tacsiyadaynayaan Ilma Xuseen Ceelaabe Geerida ku Timid Aabohood Xuseen Ceelaabe Faahiye.....

Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun Inaalilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun. 

 DHamaanba Xubnaha Qoyska Reer Cawaale Dudub Oo ku Kala Nool Dalalka Yurub iyo Maraykanka Faadumo Cawaale Dudub Aamina Cawaale Dudub C/Rashiid Cawaale Dudub Faysal Cawaale Dudub Ubax Cawaale Dudub Wali Cawaale Dudub Abiib Cawaale Dudub Darwiish Cawaale Dudub Jawaahir Cawaale Dudub Caasha Hodan Cawaale Dudub C/Salaan Cawaale Dudub C/Risaaq Cawaale Dudub Waxaa ay Dhambaal Tacsiya u Dirayaan Qoyska Ehelada iyo Qaraabada Aqoon yahan Xuseen ceelaabe Oo ku Geeriyooday Qarax ka dhacay Muqdisho. Waxaanay Alle weyne uga Baryeen in uu marxuumka Rabi ka waraabiyo Janatul Fardawsa Awlaadiisa iyo Ehelkiisa Rabi Samir iyo Iimaan Allaha ka Siiyo Amiiiiiiin Amiiiiiiin Amiiiiin Marxuumka Ayaa Tacsi Balaadhan loogu Dhigay Guriga Wiilkiisa C.Wahaab Xuseen ceelaabe Ee Borama.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO