SAWIRO:Waa Maxay Sababta Dhabta ah ee ay ciidamada Somaliland Saaka Xabsiga udhigeen Wiil Dhalinyaro ah oo ku labisanaa Dharka Calanka Soomaliya?

0
Tuesday May 14, 2019 - 23:04:50 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:Waa Maxay Sababta Dhabta ah ee ay ciidamada Somaliland Saaka Xabsiga udhigeen Wiil Dhalinyaro ah oo ku labisanaa Dharka Calanka Soomaliya?

    SAWIRO:Waa Maxay Sababta Dhabta ah ee ay ciidamada Somaliland Saaka Xabsiga udhigeen Wiil Dhalinyaro ah oo ku labisanaa Dharka Calanka Soomaliya?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SAWIRO:Waa Maxay Sababta Dhabta ah ee ay ciidamada Somaliland Saaka Xabsiga udhigeen Wiil Dhalinyaro ah oo ku labisanaa Dharka Calanka Soomaliya?

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa saaka xabsiga dhigay wiil dhalinyaro ah oo ku labisnaa dhar calanka Soomaaliya ah.


Ciidamada ayaa badhtanka suuqa Hargeysa ka soo xiray wiilkan dhalinyarada ah oo ka tukaameysanay meel dhar lagu gado.

Deegaanada Somaliland ayaa waxa looga diyaar garoowaya xuska 18-May, taasi oo loo badinayo in Xukuumada Biixi u aragtay in wiilkan dhalinyarada ah uu kasoo hor-jeedo dowladnimada aan wali la aqoonsan ee Somaliland.

Ilaa iyo hadda ma jirto wax faah-faahin ah oo Laamaha amaanku ay ka bixiyeen xariga wiilkan dhalinyarada ah ee lagu soo xiray calanka Soomaaliya ee uu ku labistay darteed.



Si kastaba, Maaha markii u horeysay ee Xukuumada Somaliland ay xabsiga dhigto dad ku labisan calanka Soomaaliya, iyada oo muddooyinkii u dambeeyay uu sarre u kacay xariga Xukuumada Biixi kula kacdo dadweynaha ku nool Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO