Dawlada Soomaliya oo Sheegtay in Hawgal Lagu Diley Hogaamiye ku Xigeenki Daacish-ta Soomaliya Iyo Goobta Dilku dhacay

0
Monday April 15, 2019 - 13:22:30 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Soomaliya oo Sheegtay in Hawgal Lagu Diley Hogaamiye ku Xigeenki Daacish-ta Soomaliya Iyo Goobta Dilku dhacay

    Dawlada Soomaliya oo Sheegtay in Hawgal Lagu Diley Hogaamiye ku Xigeenki Daacish-ta Soomaliya Iyo Goobta Dilku dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Soomaliya oo Sheegtay in Hawgal Lagu Diley Hogaamiye ku Xigeenki Daacish-ta Soomaliya Iyo Goobta Dilku dhacay

Hawlgal ay si wada jir ah u filyeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Maraykanka ayaa lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Kooxda Daacish-ta Soomaaliya,sida lagu sheegay War kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya.


Howlgalkaan oo ahaa duqayn ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo xiriirro oo ka tirsan degmada isku shuban ee deegaanada Dowlad Goboleedka Puntland.



Howlka oo dhacay 14-kii April ayaa ahaa mid ka mid ah dadaalada lagu wiiqayo awoodda waxa loogu yeero Argagixisada laguna badbaadinayo Shacabka,waxana lagu dilay hoggaamiye kuxigeenkii Daacish-ta Soomaaliya kaas oo lagu Magacaabi jiray Cabdixakiin Dhoqob.

Dawladda Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe dar-dargalisay Dagaalka ka dhanka ah Alshabaab iyo Daacish, iyada oo Ciidamada Dowla




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO