Ilhan Omar iyo Donald Trump Madaxwaynaha Maraykanka oo markale iswaydaarsaday hadalo kulul oo xanafle (Akhriso faah faahin)

0
Sunday April 14, 2019 - 16:30:18 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ilhan Omar iyo Donald Trump Madaxwaynaha Maraykanka oo markale iswaydaarsaday hadalo kulul oo xanafle (Akhriso faah faahin)

    Ilhan Omar iyo Donald Trump Madaxwaynaha Maraykanka oo markale iswaydaarsaday hadalo kulul oo xanafle (Akhriso faah faahin)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilhan Omar iyo Donald Trump Madaxwaynaha Maraykanka oo markale iswaydaarsaday hadalo kulul oo xanafle (Akhriso faah faahin)

Xildhibaan Ilhaan Cumar ka tirsan koongareeska Mareykanka ayaa shaacisay in aysan marnaba ogolaan doonin inay aamusto, kadib markii xilli ay khudbad jeedineysay ay wax ka sheegtay Madaxweyne Donald Trump sidoo kalena ay ka hadashay weeraradii September 2001.


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa u jawaabay ilhaan Cumar, waxaana barta Twiterka uu kusoo qoray hadalo uu ugui jawaabayey Ilhaan Cumar o ay ka mid ahaayeen” Waligeen ma hilmaami doono weeraradii 2001 iyo erayo kale

Xisbiga Jamhuuriga ayaa si kulul ugu edeeyey Ilhaan Cumar inay six un uga hadashay weeraradii Sanadii 2001,dii ,hayeeshee Xisbiga dimuqraadiga ayaa siweyn u difaacay,waxaana y sheegeen in si qaldan ay dad badan u turjumeen hadalka Ilhaan Cumar.

Ku dhawaad laba bilood oo xiriir ah ayuu socdaa hadallada xanafta leh oo ay Baraha bulshada isku marsiinayaan Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ah Soomaali ka tirsan koongareeska Mareykanka,waxaana haatan uu gaaray meeshii ugu xumeyd.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO