Somaliland oo sheegtay in ay Ogolaatay in Garoonka Diyaaradaha Hargaysa looga duuli karo Xamar iyadoo Horey umamnuucday Iyo Go'aankan oo imiday Xili ay Shacabku ka duulan garoowe

0
Sunday April 14, 2019 - 11:22:33 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 1004
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo sheegtay in ay Ogolaatay in Garoonka Diyaaradaha Hargaysa looga duuli karo Xamar iyadoo Horey umamnuucday Iyo Go'aankan oo imiday Xili ay Shacabku ka duulan garoowe

    Somaliland oo sheegtay in ay Ogolaatay in Garoonka Diyaaradaha Hargaysa looga duuli karo Xamar iyadoo Horey umamnuucday Iyo Go'aankan oo imiday Xili ay Shacabku ka duulan garoowe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland oo sheegtay in ay Ogolaatay in Garoonka Diyaaradaha Hargaysa looga duuli karo Xamar iyadoo Horey umamnuucday Iyo Go'aankan oo imiday Xili ay Shacabku ka duulan garoowe

Bishii April ee sannadkii 2018kii ayay ahayd markii ay Somaliland joojiso in bilaa Baasaboor loogu dhoofo Muqdisho, isla markaana ay joojisay Go-Homeka. Wakhtigaasi ayaa waxaa taagnayd xiisaddii ka dhalatay shirkadda DP World oo la wareegtay dekedda Berbera.


Muddadii la joojiyay Go-Homeka, waxaa hawada ka baxay, ku dhawaad afar diyaaraddood, oo u kala gooshi jiray Muqdisho iyo Hargeysa.

Sidoo kale, waxaa muddadaasi uu hoos u dhac ku yimid, duullimaadyadii garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, iyadoo dadka reer Somaliland ee aan haysan Baasaboor ay ka dhoofi jireen, garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe - taasi oo kor u qaaday suuqa duulimaadyada ee garoonka Garoowe





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO