Ku Dhawaad toban Ruux oo maanta siyaabo kala duwan nafta loogu dhaafiyay Muqdisho Iyo Iska hor imaadki ciidamada oo dhimasho sababay

0
Saturday April 13, 2019 - 19:18:43 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku Dhawaad toban Ruux oo maanta siyaabo kala duwan nafta loogu dhaafiyay Muqdisho Iyo Iska hor imaadki ciidamada oo dhimasho sababay

    Ku Dhawaad toban Ruux oo maanta siyaabo kala duwan nafta loogu dhaafiyay Muqdisho Iyo Iska hor imaadki ciidamada oo dhimasho sababay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku Dhawaad toban Ruux oo maanta siyaabo kala duwan nafta loogu dhaafiyay Muqdisho Iyo Iska hor imaadki ciidamada oo dhimasho sababay

Ku dhawaad 10 ruux ayaa maanta ku geeriyooday Isku dhacyo iyo Banaanbaxyo maanta dhacay Magaalada Muqdisho.


Askari ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa saaka labo ruux ku toogtay isgoyska Howlwadaag labaddaasi ruux oo mid ka mid ah uu ahaa Wadde Mooto Bajaajle.

Waxaa sidoo kale la sheegay in ugu yaraan labo ruux ay ku dhinteen Banaanbaxyadii looga soo horjeeday dilka loo geystay Waddaha Mooto Bajaajka, waxaana dadka careysan ay wadooyinka ku gubeen Taahiro.

Saddex ruux ayaa ku dhimatay iska horimaad Ciidanka Booliska iyo Milatariga Soomaaliya ku dhexmaray Isgoyska Baar Ayaan ee degmada Warta Nabada, waxaana dadka dhintay ay ahaayeen Shacabka.

Magalada Muqdisho ayaa labadii sano ee la soo dhaafay waxaa kusoo badanayay dilalka ay askarta dowladda u geysanayaan darawalada Mooto bajaajta, iyada oo aan weli maxkamad lasoo taagain askari dilay Mooto bajaajle.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO