Musuqa_Yaa_Maamula?

0
Tuesday March 26, 2019 - 01:56:45 in XULASHADA by M Ayaanle
  • Visits: 741
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musuqa_Yaa_Maamula?

    Musuqa_Yaa_Maamula? Qorra Cabdirisaaq Cali Nuur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musuqa_Yaa_Maamula? Qorra Cabdirisaaq Cali Nuur
Hadii la rabo hanaan maamul oo qurux badan iyo hanaan lagu dagaalamayo musuq maasuqa waa in la wareejiya agaasime Waaxeedyada aan Xirfadaha Lahayn ee aqoonta maamulka iyo maareynta .

Xilka somaliland udhalasho ayuu noqday waa in la helaa masuuliyiin la eryay la anshax mariyay, Xilalka qaranka waxaa madluumiyay isirayn.

Halsano ayaanu wada joogin xafiiska lixdii biloodba hala geeyo meel , ha dalaco , hoos ha udaadago lakiin ma goodhi (Tukaan) hooyadii ufurtaybaa rabaa ku ilka dhacsaday xafiisyada qaar kood.


waxaa nasiib daro ah qof ama masuul ku dalacaya adeerkii oo wasiir ah ah iyo abaal dhigasho maree  ah balse waxaa hubaal ah hadii la helo masuuliyad ku dalac maysa daryeel iyo adeeg shafan in dalkani horumari lahaa.

Mudane madaxweyne waxasn kuu soo jeedinayaaa inaad amarto inaan qofna la qabsan karin xilka meertada ah hadii kale waxaan kaa codsanaynaa in haayada shaqaaluhu maamulkaa yeelato kolba meeshay doonto geyso masuulka .

Xafiiska xisaaabadka guud waa inuu soo gudbiyaa sare u kac mooyee hoos udhac xisaab aan lahayn waa inuu yeesha hanti dhawr u gooniya , wasaarada maaliadu hanti dhawr u gooniya, iyo ka qaranku.

madaxweyne laamaha garsoorka xeer ilaalinta iyo musuqmaasuqa madax banaani buuxda sii hadii aad daacad ka tahay sinaanta iyo cadaaalada dalka .

Qorra Cabdirisaaq Cali Nuur  Hargeisa


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


MUQAALLO