Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland Oo isagoo Kusugan Imaaradka Carabta Shaaciyay In ay Dib Ufurmayaan Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaliya Iyo Halka Lagu Qabanayo Iyo Liiska Wadamada Dhexd ka Ah

0
Thursday March 14, 2019 - 14:34:13 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland Oo isagoo Kusugan Imaaradka Carabta Shaaciyay In ay Dib Ufurmayaan Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaliya Iyo Halka Lagu Qabanayo Iyo Liiska Wadamada Dhexd ka Ah

    Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland Oo isagoo Kusugan Imaaradka Carabta Shaaciyay In ay Dib Ufurmayaan Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaliya Iyo Halka Lagu Qabanayo Iyo Liiska Wadamada Dhexd ka Ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland Oo isagoo Kusugan Imaaradka Carabta Shaaciyay In ay Dib Ufurmayaan Wada Hadaladii Somaliland Iyo Soomaliya Iyo Halka Lagu Qabanayo Iyo Liiska Wadamada Dhexd ka Ah

Madaxwaynaha Somaliland mudane muuse biixi cabdi ayaa jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan dalka imaraadka carabta waxa uu u sheegay in wada hadaladii somaliland iyo somaliya dib loo soo celin doono.


Madaxwayne Muuse ayaa waxa uu tilmaamay in shirkaas ay dhex-dhexaadin doonaan waddamada Ingiriiska , Maraykanka , EU iyo waddamo kale, Turkiguna uu hoggaaminaya wadahadalada,waxaana uu tilmaamay in ay ku rajo wayn-yihiin in Guul Laga gaadho.

Shirkan ayaa waxa lagu qaban doonaa caasimadda waddanka Gaana Ee Accra ,waxaana uu madaxwaynahu tilmaamay in ay diidan yihiin arinkaasi dawlada somaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO