Sawiro:Banaanbax Lagu Diidanyahay Ciidamada Somaliland Ku Daabulayso Gobolka Sanaag Oo Ka Socda Hadaftimo Iyo Somaliland Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaysatay Deegano Cusub

0
Thursday March 14, 2019 - 11:59:28 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:Banaanbax Lagu Diidanyahay Ciidamada Somaliland Ku Daabulayso Gobolka Sanaag Oo Ka Socda Hadaftimo Iyo Somaliland Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaysatay Deegano Cusub

    Sawiro:Banaanbax Lagu Diidanyahay Ciidamada Somaliland Ku Daabulayso Gobolka Sanaag Oo Ka Socda Hadaftimo Iyo Somaliland Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaysatay Deegano Cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawiro:Banaanbax Lagu Diidanyahay Ciidamada Somaliland Ku Daabulayso Gobolka Sanaag Oo Ka Socda Hadaftimo Iyo Somaliland Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaysatay Deegano Cusub

Xiisada u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa ka taagnayd Bariga Gobolka Sanaag, Kadib markii ay Halkaasi gaadheen Ciidamo ka tirsan Somaliland oo Fadhiisimo Cusub ka samaystay.


Banaanbax balaadhan oo looga soo horjeedo Ciidamada Somaliland ayaa haatan waxa uu ka soconayaa degmada Hadaftimo ee gobolka Sanaag.

Dadka banaanbax dhigaya oo isugu jira Waxgarad, Dhalinyaro iyo Haweenka ayaa lagu soo waramayaa in ay isugu soo baxeen waddooyinka waaweyn ee degmada Hadaaftimo iyagoona ku dhawaaqaya erayo ka dhan ah Somaliland.

Mid kamid ah dadka banaanbaxa dhigaya ayaa sheegay in banaanbaxa looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa ay ciidamada maamulka Somaliland uu kawado gobolka Sanaag, waxaana uu sheegay in taageerayaan dowladda Puntland.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO