Deg Deg:Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faah Faahinta Sida ay Wax Udhaceen

0
Thursday March 14, 2019 - 11:36:47 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faah Faahinta Sida ay Wax Udhaceen

    Deg Deg:Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faah Faahinta Sida ay Wax Udhaceen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg:Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faah Faahinta Sida ay Wax Udhaceen

Qaraxaan ayaa Goordhow waxaa jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir,waxaana uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Shaqaalaha Wadada Maka almukarama ee Magaalada Muqdisho.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari Saruf ah oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ku qarxay kasoo hojeedka Hotelka Furat oo u dhow Isgoyska Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho, isla markaana qaraxa uu ahaa mid gaariga lagu dhejiyey.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in Gaariga qaraxa lagu dhejiyey uu lahaa Taliyaha qeybta baarista ee Xarunta Dambi-Baarista ee CID-da oo Magaciisa lagu soo gaabiyey Bile, balse uusan geysan wax khasaaro ah

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo ku sugan Isgoyska Shaqaalaha ayaa tegay Goobta kuwaas oo xaalada koontoroolaya,isla markaana Gaadiidka qaar wadada ka celinaya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO