XOG CUSUB: Kheyre oo Axmed Madoobe u Gudbiyay Musharaxa Villa Somalia ee Doorashada Jubbaland

0
Wednesday March 13, 2019 - 15:16:34 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG CUSUB: Kheyre oo Axmed Madoobe u Gudbiyay Musharaxa Villa Somalia ee Doorashada Jubbaland

    XOG CUSUB: Kheyre oo Axmed Madoobe u Gudbiyay Musharaxa Villa Somalia ee Doorashada Jubbaland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XOG CUSUB: Kheyre oo Axmed Madoobe u Gudbiyay Musharaxa Villa Somalia ee Doorashada Jubbaland

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu Madaxweynaha Maamulka Jubbaland u gudbiyay Mowqifka Dowlada Dhexe ee Doorashada Madaxweynaha Jubbaland.


Kulan gaar ay ku yeesheen Magaalada Kismaayo ayay ku lafa gureen arrimaha Doorashada Jubbaland, iyadoo Madaxweyne Axmed Madoobe uu si weyn kaga cabsi qabo Villa Somalia inay marsiiso wadadii Shariif Xasan iyo Cabdi weli Gaas.

Balse Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa u cadeeyay Go’aanka Dowlada Federaalka kaas oo ah inay taageereyso Musharax Axmed madoobe siduu ugu guuleysan lahaa markale doorashada Madaxweynaha.

Isku soo dhawaanshaha Villa Somalia iyo Maamulka Jubbaland ayaa dhinacyo badan faa’iido kaga lahaan doono Madaxda labada dhinac, iyadoo Axmed Madoobe uu marka hore ka helayo kalsooni uu markale ku noqon karo Hogaamiyaha Jubbaland hadiiba aysan dirir kula jirin Dowlada dhexe.



Sidoo kale Madaxda Dowlada Federaalka ayaa Maamulka Jubbaland kaga faa’iideysan doona Doorashada soo socota Maadaama Xildhibaanada deegaankaas laga soo doorto ay inta badan saaxiib dhow la yihiin Axmed Madoobe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO