Sawiro:Madaxwaynaha Fransiiska Oo Goor Dhawayd Gaadhay Magaalada Adis-Ababa Ee Xaruunta Dawlada Itoobiya Iyo Ujeedka Safarkiisa.

0
Tuesday March 12, 2019 - 18:15:30 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:Madaxwaynaha Fransiiska Oo Goor Dhawayd Gaadhay Magaalada Adis-Ababa Ee Xaruunta Dawlada Itoobiya Iyo Ujeedka Safarkiisa.

    Sawiro:Madaxwaynaha Fransiiska Oo Goor Dhawayd Gaadhay Magaalada Adis-Ababa Ee Xaruunta Dawlada Itoobiya Iyo Ujeedka Safarkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawiro:Madaxwaynaha Fransiiska Oo Goor Dhawayd Gaadhay Magaalada Adis-Ababa Ee Xaruunta Dawlada Itoobiya Iyo Ujeedka Safarkiisa.

Madaxaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron oo booqasho ku maraya dalal ka mid ah qaarada Bariga Africa isla markaana xalay ka soo degay dalka Jabuuti ayaa waxa uu goor dhaweyd gaadhey dalka Itoobiya.


Madaxweynaha Faransiiska waxaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaraha ee magaalada Lalibela raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed .

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit

Waa Markii ugu horeysay ee madaxweynaha Faransiisku yimaado dalka Itoobiya isla markaana waxaa uu madaxweyne Emmanuel Macron oo Itoobiya uga sii gudbi doona dalka Kenya oo uu kaga qeyb gali doono shirka Deegaanka Aduunka

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit and outdoor


Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO