Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin Jannaale Iyo Al-Shabaab Oo Warkasoo Saartay Weerarkasi

0
Monday February 11, 2019 - 11:48:36 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin Jannaale Iyo Al-Shabaab Oo Warkasoo Saartay Weerarkasi

    Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin Jannaale Iyo Al-Shabaab Oo Warkasoo Saartay Weerarkasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarado dagaal oo xalay duqeeyay Saldhigyo Al-Shabaab ay ku leeyihiin Jannaale Iyo Al-Shabaab Oo Warkasoo Saartay Weerarkasi

Wararka laga helayo deegaanka Jannaale ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo iyo weerar ah ka fuliyeen deegaankaasi.

Howlgalka ayaa la sheegayaa in ay qaadeen Ciidamo watay diyaarado, waxaana kadib la tilmaamay in dagaal toos ah uu ka dhacay degmadaasi.

Wararka ayaa sheegaya in la duqeeyay saldhigyo Al-Shabaab ay ku diyaarinayeen qaraxyada iyo xarun ay ku tababarayeen dhalin yarada ka mid noqonaya Al-Shabaab, waxaana la sheegay in khasaaro xoogan la gaar siiyay Al-Shabab.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarkii xalay ka dhacay deegaanka Jannaale ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Ma jiraan ilaa iyo hada wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose, Dowladda Dhexe iyo Mareykanka, kaasi oo ku aadan in ay faahfaahiyeen duqeynta iyo weerarka ka dhacay deegaankaasi.

Dhanka kale Al-Shabaab war ka soo baxay ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay fashiliyeen weerar xalay ka dhacay deegaanka jannalle.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO