Arrin sii fogeyneysa Khilaafka Farmaajo & Axmed Madoobe oo Muqdisho ka socota Iyo Shirar Doceedyo Ka Aloosan Magaalada Xudunta u ah Dawlada Faderaalka.

0
Monday February 11, 2019 - 11:19:45 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arrin sii fogeyneysa Khilaafka Farmaajo & Axmed Madoobe oo Muqdisho ka socota Iyo Shirar Doceedyo Ka Aloosan Magaalada Xudunta u ah Dawlada Faderaalka.

    Arrin sii fogeyneysa Khilaafka Farmaajo & Axmed Madoobe oo Muqdisho ka socota Iyo Shirar Doceedyo Ka Aloosan Magaalada Xudunta u ah Dawlada Faderaalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arrin sii fogeyneysa Khilaafka Farmaajo & Axmed Madoobe oo Muqdisho ka socota Iyo Shirar Doceedyo Ka Aloosan Magaalada Xudunta u ah Dawlada Faderaalka.

Siyaasiyiintan isbedel doonka ah ayaa Shirar ku yeelanayay Muddooyinkii ugu dambeeyay Magaalada Muqdisho, iyadoo Waxgaradka beelaha qaar ee kasoo jeeda deegaanada Jubbaland ay ku qanciyeen aragtidooda iyo hamigooda ku aadan inay maamulaan Jubbaland oo doorashada sanadkan dhaceysa looga adkaado Axmed Madoobe.



Sidoo kale Siyaasiyiintan Mucaaradka ku ah Madaxweynaha Jubbaland ayaa wada kacdoon ay iskaga hor keenayaan beelaha qaar uu ku tashanayo Axmed Madoobe, iyadoo beelaha qaarkood ay si cad ugu sheegeen madaxweynaha Jubbaland inaykasoo horjeedaan, dalbadeena in xilka uu ka dego.

Mucaaradka ayaa shirar xooggan ka waday magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi,waxaana hogaaminaya rag Axmed Madoobe ku beel ah, oo ay ka go’an tahay in xilkalaga tuuro, ama marka waqtigisia dhammaado uu ka dego.

Axmed Madoobe ayaa dhinaciisana iminka billaabay inuu casuumo, oo uu wada­hadlala furo odayaasha beeshiisa iyo kuwa beelaha kale, isaga oo doonaya inuu kursiga kusiifadhiyo.

Abaabulkan ka socda Magaalada Muqdisho ayaa dhibaato weyn ku noqonaya heshiis isku soo dhawaansho ah oo dhex mara Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Farmaajo maadaama khilaafkooda uu ka bilowday in Villa Somalia ka dambeyso kulamada Muqdisho ka dhacaya ee looga soo horjeedo maamulka Axmed Madoobe.


Hoggaamiyaha Jubbaland ayaawararku ay sheegayaan inay ka go’antahay inuu waqtiga kororsado markaxilkiisu dhammaado, hase yeesheetaasi ayaan sahlanaan doono,maadaama xitaa beeshiisa ay kukacsan tahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO