XOG: Sheekh Shariif Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliy iyo C/raxman C/shakur oo ku kala tagay Qorshe ay Isbaheysi ku sameyn rabeen

0
Monday February 11, 2019 - 11:05:43 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 447
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG: Sheekh Shariif Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliy iyo C/raxman C/shakur oo ku kala tagay Qorshe ay Isbaheysi ku sameyn rabeen

    XOG: Sheekh Shariif Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliy iyo C/raxman C/shakur oo ku kala tagay Qorshe ay Isbaheysi ku sameyn rabeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XOG: Sheekh Shariif Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliy iyo C/raxman C/shakur oo ku kala tagay Qorshe ay Isbaheysi ku sameyn rabeen


Maalmihi ugu dambeeyay Magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho waxaa socda kulamo looga arinsanayo Midowga Xisbiyada Himilo iyo Wadajir oo ay kala hoggaamiyaan Sheekh iyo Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

Ex-Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa ilo wareedyo u dhow waxay sheegayaan in durba uu sii bilaabay Ololaha uu ku doonayo in doorashada soo socota uu guul kasoo hoyo, balse wuxuu wadaa qorshe uu xulufo ku sameysanayo.

Xisbiyada ay kala hoggaamiyaan Labada Masuul ayaa shuruudo badan isku fahmi waayay, waxaana ay ku heshiiyeen in wada shaqeyn guud ay yeeshaan maadaama ay ku guul dareysteen inay midoobaan.

Sheekh Shariif ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay si hoose saameyn ugu lahaa siyaasadda Soomaaliya, isagoo Xulufeysi iyo Abaabul wada.

Maadaama ay gaba gabo mareyso Diiwaan galinta Xisbiyadda u tartamaya Doorashada soo socota waxaa lagu wadaa Xisbiyo badan lagu dhawaaqo Todobaadyada soo socda.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO