Raisal Wasaaraha Norway oo Raisalwasaaraha Itoobiya Kula Heshiisay Tarxiilka 230 Qof Somali U Badan Iyadoo Hore Soomali badan Qasab ugu Celisay Muqdisho

0
Monday February 11, 2019 - 01:56:19 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by Super Admin
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raisal Wasaaraha Norway oo Raisalwasaaraha Itoobiya Kula Heshiisay Tarxiilka 230 Qof Somali U Badan Iyadoo Hore Soomali badan Qasab ugu Celisay Muqdisho

    Raisal Wasaaraha Norway oo Raisalwasaaraha Itoobiya Kula Heshiisay Tarxiilka 230 Qof Somali U Badan Iyadoo Hore Soomali badan Qasab ugu Celisay Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raisal Wasaaraha Norway oo Raisalwasaaraha Itoobiya Kula Heshiisay Tarxiilka 230 Qof Somali U Badan Iyadoo Hore Soomali badan Qasab ugu Celisay Muqdisho

Sida uu sheegay wasiirka cadaalada Norway, Tor Mikkel Wara, dowlada Norway ayaa heshiis dib u celin ah heshiis la gashay dowlada Ethiopia. Heshiiskaas oo hada sahli doono in dowlada Norway ay dalkoodii ku celiso ilaa 230 qof oo Ethiopia kasoo jeedo, kuwaas oo diidmo ka heysta codsiyada magangalyada.

Wasiirka cadaalada Norway ayaa sheegay in dadka kasoo jeedo Ethiopia ay yihiin dadka ugu badan ee kujira kaamamka qoxootiga Norway, iyaga oo diidmo ka heysto sharciyo magangalyo. Heshiiskana uu suurtal ka dhigi doono in dadkaas ay Norway dalkoodii ku celiso.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Wasiirka ayaa sheegay in xaalada isbadal ee ka dhacay dalka Ethiopia, gaar ahaan dhinaca siyaasada uu yahay kan ugu gogol xaarey heshiiskan. Isaga oo raaciyay in hadii ay xaaladu sii fiicnaato ay yaraan doonto baahida magangalyo ee dadka wadankaas kasoo jeedo.

Dadka kamaamka Ku jira Wadanka Norway Intooda Badan ee Itoobiya  Sida Qasabka loogu Tarxiilayo ayaa u badan Somali kuwaas oo Hada Haysta Fursad 

EU-da oo heshiis horey ula gashay Ethiopia:

Midowga Yurub ayaa sanadkii hore dowlada Norway la galay heshiis dib u celin, kaas oo dhaqan-galkiisu uu bilowday bilowgii sanadkan. Wasiirka cadaalada Norway ayaa sheegay in dhaqan ahaan ay Norway inta badan raacdo heshiisyada ay gasho EU-da.

Source Norsom




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO