Faah Faahin:Sarkaal Ka Tirsan Ka Tirsan Ciidamada Booliska Soomaliya Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

0
Sunday February 10, 2019 - 11:07:40 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:Sarkaal Ka Tirsan Ka Tirsan Ciidamada Booliska Soomaliya Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

    Faah Faahin:Sarkaal Ka Tirsan Ka Tirsan Ciidamada Booliska Soomaliya Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faah Faahin:Sarkaal Ka Tirsan Ka Tirsan Ciidamada Booliska Soomaliya Oo Muqdisho Lagu Toogtay.

Koox hubeysan oo watay gaari nooca raaxadda ah ayaa Maanta ku dilay degmada Hodan gaar ahaan Xaafadda Barmuudo Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Sidda ay Risaala u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka degaanka dilka ayaa dhacay xilli uu kasoo baxay Saldhig ay Ciidanka Booliska ku leeyihiin Xaafadda Barmuudo.

Sarkaalka la dilay, ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Canshuur waxaa uu ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Booliska degmada Hodan ka howlgalla.

Kooxda dilka gaysatay, ayaa la sheegay inay wateen gaari yar oo nooca raaxada ah, kadibna ay ku baxsadeen markii ay dileen Sarkaalkaasi.

Al Shabaab ayaa muddooyinkaan dambe kordhiyay beegsiga iyo dilalka qorsheysan ee ay u gaysanayaan ciidamada ka tirsan dowladda Fedeeralka Soomaaliya.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO