Dawlada Turkiga Oo Arin Muslimiinta Shiinaha Caqabad Ku Ahaa Kala Hadlaysa Dawlada Dalkaasi Iyo Faah Faahinta Dalab ay udirtay Xukuumada Ankara

0
Sunday February 10, 2019 - 10:58:30 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 104
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Turkiga Oo Arin Muslimiinta Shiinaha Caqabad Ku Ahaa Kala Hadlaysa Dawlada Dalkaasi Iyo Faah Faahinta Dalab ay udirtay Xukuumada Ankara

    Dawlada Turkiga Oo Arin Muslimiinta Shiinaha Caqabad Ku Ahaa Kala Hadlaysa Dawlada Dalkaasi Iyo Faah Faahinta Dalab ay udirtay Xukuumada Ankara

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Turkiga Oo Arin Muslimiinta Shiinaha Caqabad Ku Ahaa Kala Hadlaysa Dawlada Dalkaasi Iyo Faah Faahinta Dalab ay udirtay Xukuumada Ankara

Dowladda Turkiga ayaa shiinaha ugu baaqday in uu xiro xarumaha Muslimiinta lagu hayo ee Dalkaas ku yaala kadib markii uu soo baxay War sheegaya in uu dhintay Nin ka mid ahaa muslimiinta u xiran Shiinaha.


Cabdi Rixiin Xayiit ayaa waxaa uu qaadanayay Sideed Sano oo Xabsi ah ku qaadanayay GobolkaShinjiyang,oo in ka badan Hal million oo Musliminta Ughur-ka ah ay ku xiranyihiin.

War ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu sheegay in jirdil uu ka jiro xarumaha Muslimiintu ku xiranyihiin ee Shiinaha.

Shiinaha ayaa waxaa uu sheegay in Xarumaha Muslimiinta lagu hayo ay yihiin goobo loogu talo galay in Dad ka wax lagu baro, hase ahaatee aysan xabsi ahayn.

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in Dadka Muslimiinta ah ee ku xiran Shiinaha ay Hal Million ka badanyihiin islamarkaana ay la kulmaan Cadaasis joogto ah iyo jir dil.

Horay Xog haya guud ee QM ayaa waxaa uu shiinaha ka codsaday in uu xal u helo musiibadda Banii aadanimo ee dalkaas ka jirta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO