Shir Madaxeedka Dalalka Afrika Oo Saaka Ka Furmaya Magaalada Adis-Ababa Iyo Madaxwayne Farmaajo Oo La Filayo in uu Qudbad Ka Jeediyo Shirka

0
Sunday February 10, 2019 - 10:32:43 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Madaxeedka Dalalka Afrika Oo Saaka Ka Furmaya Magaalada Adis-Ababa Iyo Madaxwayne Farmaajo Oo La Filayo in uu Qudbad Ka Jeediyo Shirka

    Shir Madaxeedka Dalalka Afrika Oo Saaka Ka Furmaya Magaalada Adis-Ababa Iyo Madaxwayne Farmaajo Oo La Filayo in uu Qudbad Ka Jeediyo Shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Madaxeedka Dalalka Afrika Oo Saaka Ka Furmaya Magaalada Adis-Ababa Iyo Madaxwayne Farmaajo Oo La Filayo in uu Qudbad Ka Jeediyo Shirka

Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.


Shirka Madaxeedka Midowga Afrika ayaa sannadkan lagu lafo-gurayaa sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatada qaxootiga iyo barakacaayasha Qaaradda Afrika, iyo sidii gacan looga geysan lahaa wax ka qabashada dhibaatooyinka nololeed ee ku xeeran.

Madaxweyne Farmaajo oo shirka ka qeyb galaya waxaa lagu waddaa in uu jeediyo Khudbad uu diiradda ku saarayo xal-u-helidda iyo maaraynta qaxootiga iyo barakacayaasha ku dhibaataysan dalalka Afrika, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed ee ku sugan dalalka deriska ah, isaga oo soo bandhigi doona qorshaha dowladda ee ku aaddan arrintan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO