Deg Deg:Xukuumada UU Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxwayne Biixi Oo Goor Dhawayd Xukun Ku Ridey mid kamid Ah Wargaysyada kasoo Baxaya Hargeisa

0
Sunday February 10, 2019 - 10:32:13 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Xukuumada UU Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxwayne Biixi Oo Goor Dhawayd Xukun Ku Ridey mid kamid Ah Wargaysyada kasoo Baxaya Hargeisa

    Deg Deg:Xukuumada UU Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxwayne Biixi Oo Goor Dhawayd Xukun Ku Ridey mid kamid Ah Wargaysyada kasoo Baxaya Hargeisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deg Deg:Xukuumada UU Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxwayne Biixi Oo Goor Dhawayd Xukun Ku Ridey mid kamid Ah Wargaysyada kasoo Baxaya Hargeisa

Maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex oo mudooyinkii ugu danbeysay gacanta ku haysay dacwado lagu soo oogay Wargeys-ka Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa saaka xukun ka soo saartey dacwadaasi .


Maxkamada ayaa saaka amartey in Wargeys-ka Foore ay xayirtey muddo hal sanno ah isla markaana ay ku ganaaxdey saddex Milyan oo ganaax ah .

Maxkamada ayaa sidoo kale xidhay Tifatirihii wargeyska Foore Maxamed Ilkacase ilaa iyo inta la soo shubaayo lacagta ganaaxa ah ee Saddex Milyan ah

Masuulyiinta Wargeyska Foore ayaa la sheegay in aaney ku qancin xukunkaasi , sidoo kale ururka SOLJA ayaan isla ilaa hada aan ka hadlin





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO