Nabadoon Caanka ahaa Gaalkacayo Oo Xalay Lagu Diley Waqooyiga Magaalada Gaalkacayo

0
Sunday February 10, 2019 - 06:48:39 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabadoon Caanka ahaa Gaalkacayo Oo Xalay Lagu Diley Waqooyiga Magaalada Gaalkacayo

    Nabadoon Caanka ahaa Gaalkacayo Oo Xalay Lagu Diley Waqooyiga Magaalada Gaalkacayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabadoon Caanka ahaa Gaalkacayo Oo Xalay Lagu Diley Waqooyiga Magaalada Gaalkacayo

Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in Caawa halkaasi lagu dilay Nabadoon Caan ahaa.


Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in dilka uu ka dhacay Xaafada Israac ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo,isl markaana loo geystay mid kamid ahaa Nabadoonada halkaasi ku dhaqan.

Allaha u naxariistee Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiqani Baale sidoo kalena waxa uu ka tirsanaa waxgaradka Gaalkacyo ,iyadoona durbo goobta ay ka baxsadeen ragii ka dambeeyay dilkaasi.

Ciidamo ka tirsan maamulka Gaalkacyo ayaa waxaa la sheegay in goobta uu dilka ka dhacay ay tageen,waxaana halkaasi ka bilaaben baaritaano ku aadan sida uu falkan u dhacay.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO