Daawo XOG Cusub:Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Cadaysay in Imaaradka Carabta aan laga Kirayn Saldhiga Milatari Ee Uu Ka Dhisanayo Berbera

0
Sunday February 10, 2019 - 06:48:19 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo XOG Cusub:Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Cadaysay in Imaaradka Carabta aan laga Kirayn Saldhiga Milatari Ee Uu Ka Dhisanayo Berbera

    Daawo XOG Cusub:Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Cadaysay in Imaaradka Carabta aan laga Kirayn Saldhiga Milatari Ee Uu Ka Dhisanayo Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo XOG Cusub:Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Cadaysay in Imaaradka Carabta aan laga Kirayn Saldhiga Milatari Ee Uu Ka Dhisanayo Berbera

Wasiirka Maaliyada somaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in saldhiga Ciidan ee Imaaraadka la siiyey aan la kireyn ee lagu bedeshay inay sameeyeen jidka Berbera iyo Wajaale u dhexeeya iyo garoon diyaaradeed.

Wuxuu sheegay in sanadkan aanay ku jirin miisaaniyada Kirada dekadda Berera, oo hore looga sii qaaday kiradii sanadkan, taasina ay sababtay in aanay ku jirin buuga miisaaniyadda.

Wasiir Sacadsidaas waxa uu ka sheegay kulan lagu falanqaynayey miisaaniyada 2019ka oo uu wasiirka,xildhibaanadda golaha Wakiilada iyo xisbiyada mucaaaradku goob joog ka ahaayeen, taas oo lagu soo bandhigya daldaloolooyinka miisaaniyada iyo inay u baahan tahay in wax laga bedello.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO