Bisaaro Loo Hayo Qurbo-Joogta Soomalida Iyo Cidkasta Oo Ubadkooga Iyo Lafahoogaba La Jecel in ay Liibanaan Aakhiro Iyo Aduun.

0
Wednesday December 26, 2018 - 10:11:54 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bisaaro Loo Hayo Qurbo-Joogta Soomalida Iyo Cidkasta Oo Ubadkooga Iyo Lafahoogaba La Jecel in ay Liibanaan Aakhiro Iyo Aduun.

    Bisaaro Loo Hayo Qurbo-Joogta Soomalida Iyo Cidkasta Oo Ubadkooga Iyo Lafahoogaba La Jecel in ay Liibanaan Aakhiro Iyo Aduun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bisaaro Loo Hayo Qurbo-Joogta Soomalida Iyo Cidkasta Oo Ubadkooga Iyo Lafahoogaba La Jecel in ay Liibanaan Aakhiro Iyo Aduun.
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi casri ah oo looga bartay waxbarsho tayo leh in uu bishan qaadanayo arday cusub caruur iyo dad waawaynba leh.


Waxa dugsiga kuugu diyaaraa macalimiin khibrad leh iyo manhaj
waxbarasho oo tayo leh,adigoo udhiganaaya hab casri ah oo
ONLINE ah.

Maadooyinka dugsiga lagu dhigan-doonaa waa sidan :

 Quraanka kariimka ah
 Higaad
 Ducooyin(adkaar)
 Axaadiis
 Tafsiirka quraanka
 Siiro
 Luuqda carabiga
 Fiqhi

WAXA AAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

E-MAIL: markasualbaani@gmail.com
Whatsapp: +252634734474

Skype: Markis Al-baani Online

Viber/ imo: +252634734474



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO