Daawo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Mar Kale Daboolka Qaaday In Madaxweyne Farmaajo u Adeegsaday Awood Ciidan Iyadoo La Kala Daadiyey Xus Iyo Kulan U Isagu Soo Qaban Qaabiyey Oo Ku aadana ...

0
Monday December 17, 2018 - 16:36:07 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by Super Admin
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Mar Kale Daboolka Qaaday In Madaxweyne Farmaajo u Adeegsaday Awood Ciidan Iyadoo La Kala Daadiyey Xus Iyo Kulan U Isagu Soo Qaban Qaabiyey Oo Ku aadana ...

    Daawo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Mar Kale Daboolka Qaaday In Madaxweyne Farmaajo u Adeegsaday Awood Ciidan Iyadoo La Kala Daadiyey Xus Iyo Kulan U Isagu Soo Qaban Qaabiyey Oo Ku aadana ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Mar Kale Daboolka Qaaday In Madaxweyne Farmaajo u Adeegsaday Awood Ciidan Iyadoo La Kala Daadiyey Xus Iyo Kulan U Isagu Soo Qaban Qaabiyey Oo Ku aadana ... Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa waxa uu ka hadlay Sanad kadib wixii ka qabsaday Weerarkii Xilliga habeenka ahaa gurigiisa lagu ekeeyey gudaha Muqdisho.Fariin Muuqaal ah ayaa waxa uu galabta C/raxmaan C/shakuur soo dhigay Bartiisa Internet-ka isagoo kaga hadlay 

Hujuum dadbadan oo Dawlada mar kale ay Sanad kadib Kusoo qaaday.Waxa uu C/raxmaan C/shakuur Warsame ku Eedeeyey Madaxweynaha Dalka Mudane Farmaajo iyo R/wasaare Kheyre inay Tallo Ahaan Waddanka Meel xun uhorseedayaan 



hadii aan waxba laga qaban,sida uu warka udhigay.C/raxmaan waxa uu labo jeer soo noqday Murashax utaagnaa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya,isagoo sidoo kale soo noqday Wasiirkii Qorsheynta Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO