Daawo:Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Xalay Borama Kusoo Bandhigtay Hees Mashraxa Ruxday Taaso Jawaab Aan Geed Lagula Gaban u Ah Heestii Khadra Silimo.

0
Saturday October 13, 2018 - 16:06:04 in WARAYSIYO by . .
  • Visits: 1243
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Xalay Borama Kusoo Bandhigtay Hees Mashraxa Ruxday Taaso Jawaab Aan Geed Lagula Gaban u Ah Heestii Khadra Silimo.

    Daawo:Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Xalay Borama Kusoo Bandhigtay Hees Mashraxa Ruxday Taaso Jawaab Aan Geed Lagula Gaban u Ah Heestii Khadra Silimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo:Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan Oo Xalay Borama Kusoo Bandhigtay Hees Mashraxa Ruxday Taaso Jawaab Aan Geed Lagula Gaban u Ah Heestii Khadra Silimo.



Fanaanada Hodan Cabdirxmaan Dheere Oo Xalay Magalada Borama Ee Xaruunta Gobolka Awdal Ku Qabatay Show Si Aad Ah Ay Ree Borama Iskugu arkeen ayaa waxa ay kusoo Bandhigtay Hees Jawaab Cad U ah Heestii Dhawaan Haystay Masharaxa Ee Magalada Hargeisa aykusoo Bandhigtay Fanaanada Khadra Cabdi Silimo Oo La Shegay In Uu Saygeeda Alfanaan Mursal Muuse La Guursaday Fanaanada Caanka ah Ee Hodan Cabdiraxmaan.



Erayada Ay Xalay Soo Bandhigtay Fanaanada Hodan Cabdiraxmaan ayaa waxa kamid ah"Qofkaad Kalgacayl Uqaado In Aad Qancisaa Muhima"


Halka Fanaanada Khadra Silimo Horey Utidhi"Gobaan ahay Nasab ah Dhabtayda Lagu Gam'aa"

Hoos Ka Daawo Muuqalada Labada Heesod.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO