Daawo Video: Maamulka Galmudug oo Smaystay Deked U Gaara , Kana Dhigtay Cashuur La'aan si ay uga Maarmaan Dekeda Boosaaso

0
Monday December 26, 2016 - 23:45:56 in Wararkii u danbeeyay by Super Admin
  • Visits: 3595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Maamulka Galmudug oo Smaystay Deked U Gaara , Kana Dhigtay Cashuur La'aan si ay uga Maarmaan Dekeda Boosaaso

    Cadaado (ALJ) Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dekeda degmada Hobyo la howlgaliyay oo ay shaqadeedii bilaawday islamarkaana ay iminka ku soo xirteen doomo ganacsi oo u raran ganacsato Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cadaado (ALJ) Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dekeda degmada Hobyo la howlgaliyay oo ay shaqadeedii bilaawday islamarkaana ay iminka ku soo xirteen doomo ganacsi oo u raran ganacsato Soomaaliyeed. Qalabka dhismaha iyo agab kale, ayaa ka kala yimid Mambasa iyo Dubai, waxaana maamulka Galmudug uu canshuur la’aan ka dhigay dhammaan waxyaabaha ka dagaya dekedda Hobyo si hawlgalinta Dekadda loo dhiiri galiyo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

Muuqaallo