Madaxwaynaha Maraykanka Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Xoghayihii Arimaha Dibada Maraykanka Iyo Doorka Imaaradku Ku Leeayahy

0
Tuesday March 13, 2018 - 17:47:11 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 314
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Maraykanka Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Xoghayihii Arimaha Dibada Maraykanka Iyo Doorka Imaaradku Ku Leeayahy

    Madaxwaynaha Maraykanka Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Xoghayihii Arimaha Dibada Maraykanka Iyo Doorka Imaaradku Ku Leeayahy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Maraykanka Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Xoghayihii Arimaha Dibada Maraykanka Iyo Doorka Imaaradku Ku Leeayahy
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Xoghayihiisa Arrimaha Dibadda Rex Tillerson.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitterka ayuu ku shaaciyay in Mike Pompeo oo ahaa Madaxii CIA-da uu u magacaabay xilka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, isla markaana uu qaban doono howlo cajiib ah.


Donald Trump ayaa uga mahad celiyay shaqadii uu soo qabtay Mr Tillerson, mudadii sanadka aheyd uu hayay xilka Xoghayaha Arrimaja Dibadda Mareykanka

Sidoo kale waxaa uu xilka CIA-da uu u magacaabay Gina Haspel oo noqon doonta Haweeneydii u horeysay ee xilka CIA loo magacaabo.

Xil ka qaadista Mr Rex Tillerson ayaa aheyd mid lama filaan ah, iyadoo dhowaan uu soo gabagabeeyay booqasho uu ku kala bixinayay dalal ka tirsan Qaaradda Afrika.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO