Madaxwayne Biixi Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxaya Imaaradka Carabta Iyo Warar Sheegaya Madaxwayne Farmaajo In Uu Isna U Duulayo Qadar Iyo Waxa Soo Kordhay

0
Tuesday March 13, 2018 - 15:18:53 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Biixi Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxaya Imaaradka Carabta Iyo Warar Sheegaya Madaxwayne Farmaajo In Uu Isna U Duulayo Qadar Iyo Waxa Soo Kordhay

    Madaxwayne Biixi Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxaya Imaaradka Carabta Iyo Warar Sheegaya Madaxwayne Farmaajo In Uu Isna U Duulayo Qadar Iyo Waxa Soo Kordhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Biixi Oo Safar Deg Deg Ah Ugu Baxaya Imaaradka Carabta Iyo Warar Sheegaya Madaxwayne Farmaajo In Uu Isna U Duulayo Qadar Iyo Waxa Soo Kordhay
Warar hada soo gaadhay xafiiska war qabadka ee Aljasiira ayaa waxaa ay sheegayaan in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu safar deg deg galabta ugu bixi doono dalka Imaraadka Carabta .

Madaxtooyada Somaliland wali wax war ah kamay soo saarin ujeedka Safarka Madaxweynaha , balse waxaa la sheegayaa in uu salka ku hayo arinta muranka dhalisay ee heshiiska dekada Berbera , kaas oo dhex maray Somaliland , Itoobiya iyo shirkada Imaraadka laga leeyahay ee Dp World .


Sidoo kale Madaxweynaha Somaliya Md Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa isna la filayaa in uu safar ugu baxo isaga iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo dalka Qatar .

Dalalka Qatar iyo Imaraadka oo ay ka dhaxeyso xuruf xun oo siyaasadeed ayaa waxaa ay u muuqataa in ay si toos ah ula kala safteen dalalka Somaliland iyo Somaliya


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO