Senator Cabdi Qaybdiid Oo War Kasoo Saray Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa Walaacna Ka Muujiyay Guddiga Madaxwayne Faraamjo Usaaray Iyo Sobobta

0
Tuesday March 13, 2018 - 14:50:38 in WARARKII UGU DAMBEEYEY by . .
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Senator Cabdi Qaybdiid Oo War Kasoo Saray Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa Walaacna Ka Muujiyay Guddiga Madaxwayne Faraamjo Usaaray Iyo Sobobta

    Senator Cabdi Qaybdiid Oo War Kasoo Saray Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa Walaacna Ka Muujiyay Guddiga Madaxwayne Faraamjo Usaaray Iyo Sobobta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Senator Cabdi Qaybdiid Oo War Kasoo Saray Weerarkii Lagu Qaaday Hoygiisa Walaacna Ka Muujiyay Guddiga Madaxwayne Faraamjo Usaaray Iyo Sobobta
en. Cabdi Xasan Cawaale qaybdiid ayaa maanta kulanka golaha aqalka sare ka sheegay in ciidamada weeraray Gurigiisa la siisay amar qaldan oo ah in Gurigiisa lagu tuhunsanaa in uu ku jiro Ninkii ka danbeeyey Qaraxii 14 October.

Sen. Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada weeray gurigiisa ay ka soo baxeen Dugsiga Gen .Gordan Oo ah Xarun Ciidamada ay Imaraadka ku tababaraan.
Waxaa uu hadalkiisa raaciyay in Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA, ay amarkan Gurigiisa lagu wareeray bixiyeen Ciidamada Imaaraadku tababaray weerareen Gurgiisa.


 
Sen. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa waxa uu sheegay in wali wax jawaab uusan helin kadib weerarka Gurigiisa oo sedex bilood hada laga joogo.
dhanka kale Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid waxa uu sheegay in Uusan ku qanacsaneyn Guddiga uu Madexweynaha u magacaabay in ay baaraan Kiiska weerarka lagu qaaday Gurigiisa 31kii December 2017.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Wararka la xidhiidha

MUQAALLO